Afarta jiho
Appearance
Afarta jiho waxay kala yhiin: Woqooyi, Koonfur, Bari iyo Galbeed. Marka la soo gaabiyo waa W,K,B,G.
Afarta jihoka ah ee dhaqamada adduunka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Taariikhda oo dhan, dhaqamo kala duwan ayaa siinaya qiyam kala duwan jiho kasta. Tusaale ahaan, dhaqankii hore ee Aasiya, jiho kasta waxaa la siiyaa midab, sida soo socota:
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro German Compasses. |