Afganbi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

afganbi' amaba (inqilaab)ingiriis ( Coup) waa iyada oo xukunka wadanka lagu badalo xaalad dagaal ama mid nabad galyo caadatana waxa uu badalkaasi ka imaadaa dadka markaa xukunka haysta ha ahaado qaar siyaasadeed ama milatari

dhawaanahan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

badi inqilaabyada waxa sameeya rag kamida saraakiisha ama militariga markasta oo uu inqilaabdhaca waxa ay qolada xukunka wadanka la wareegtay ay soo saaran waxa loo yaqaano bayaanka koobaaad kuwaas oo marina war faafinta sida idaacada ama tv ga wadanka waxa kale oo badanaa ay sheegaan dadka xukunka inqilaabka ku qabsadaaa asbaata keentay in ay taas sameeyaaan.


Isbarbar dhig inqilaabka iyo kacaanka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

áfganbi' milatari waa qabsi uu xukunka ku qabsado janan ama hogaamiye sare oo ciidan hogaaminayaa


isga oo damacsan in uu kursiga madaxwaynaha xoog ku qabsado

laakiin kacaaan waxa weeye iyda oo shacabku ay isku dayaaaaan in ay xukunka katuuraan nidaamka markaas ka jira wadanka iyaga oo adeegsanaya mudaharaado amardiido iyo waxyaabo kale oo nidaamkaas laciifin kara