Alchemist(Buug)

Ka Wikipedia

Alchemist (O Alquimista) Waamid kamida buugta uu qoray qoraga wayn ee Pawlo Kuwelho Buugan waxa ladaabacay sanadii 1988 waana buuga ugu iibsiga badan caalamka waxa ilaa hada laga iibsaday 65 milyan oo buug waxa lagu turjumay inkabadan 67 luqadood. buugani waxa uu kujiraa Rikoodh jabinta caalamiga ah ee Ginis.Buugan waxa uu kahadlayaa nin u dhashay wadanka isbayn oo adhi raace ah oo loosheegay ama kuriyooday in hadii uu aado Ahraamta kutaala wadanka Masar in uu helayo dahab halkaas ku aasan, islamarkaas ninkaas oo lagu magacaabo santiyago waxa uu bilaabayaa in uu iibiyo Adhigiisii oo uu baadi doono adhigii, Buugani guud ahaan waxa uu kasheekaynayaa in uu qofku dadaalo waxkasta oo dhiba oo soomara.






[SPG]Alchemist http://tellamrkhaled.com/pages/views/books/page_books_alchemist.html]