Pawlo Kuwelho

Ka Wikipedia
Bawlo Kuwelho (2007)

Pawlo Kuwelho (Paulo Coelho), waa qoraa wayn waxa uu u dhashay wadanlka Barasiil.

Taariikhdiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Paulo Coelho waxa uu kudhashy magaalada Rio de Janeiro ee wadanka baraasiil sanadii 1947 kahor intii aanuu noqon qoraaga waxa uu ahaaa soosaare riwaayadeed waxa kale oo uu ahaa saxafi, waxa kale oo uu samayn jiray heesaha waxa uu heeso u alifay in kabadan 60 heesaa oo ah kuwa uguwaawayn baraasiil waxa uu yaraantiisii kamidnoqday kooxada ruuxaaniga ah ee hippie waxa uu booqday in badan caalamka isga oo baadhaya diimo ama qawmiyada qadiimiah oo soojireena waxaanuu in badan booqday wadamada aasiya bari buugiisiigi ugu horeeyay waxa uu soosaaray 1982 buugasna waxa uu u bixiayay magaca kaydkii cadaabta laakiin buugaasi muu caanbixin

Buugtiisii[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Pawlo Kuwelho oo saxeexaya mid kamida Buugtiisa 1999

ilaahada waxa laga iibsaday in kabadan 75 malyan oo kitaab buugta uuqoray waxa ugu caansan buuga The Alchemist oo soobaxay 1988.

Facebook[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Pawlo Kuwelho waxa uu xiligan tafatira qoraalda gaagaban ee ay dad badani ka qaybqaataan kuwaas oo kusaabsan weedhaah amaba kalmadaha ku haboon in uu adeegsado qoraagu. Pawlo Kuwelho waxa aad loogu bartay in uu buugtiisa kaga waramo qoraalo ruuxi ah isaga oo isticmaala badanaa kalmado aanay qorayaashu adeegsan.

Xiligan Lajooga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Pawlo Kuwelho waxa uu sanadkan 2011 qoray Buug lamagacbaxay Alph waxa kale oo uu balanqaaday in uu soo wado buug kale oo aad ubadan.