Ananya Panday
Appearance
| Ananya Panday | |
|---|---|
Panday ee 2021 | |
| Ku dhashay | 30 October 1998 Mumbai, Maharashtra, Hindiya |
| Shaqada | Atariisho |
| Sanadaha Shaqada | 2019–hada |
| Qaraabada | Chikki Panday Sharad Panday |
Ananya Panday (dhashay 30 Oktoobar 1998) waa atirisho Hindi ah oo ka shaqeysa filimada Hindiga. Waa gabadha uu dhalay Aktarka Chunky Pandey. Waxay doorkeedii ugu horeeyay ka qaadatay Student of the Year 2 sanadka 2019, waxaa ku xigtay door Pati Patni Aur Woh isla sanadkaas. Dooryadaan waxay ku muteysteen Abaalmarinta Filmfare oo Horeynta Dhedig ugu Fiican.[1]
Nolosha hore
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Panday waxay dhalatay 30 Oktoobar 1998.[2][3] Aabaheed waa jilaa Chunky Pandey. Waxay wax ku baratay Dugsiga Dhirubhai Ambani Caalamiga ilaa 2017.[4] Waxay ka qayb qaadatay dhacdada Vanity Fair Le Bal des débutantes ee Baariis 2017.[5][6] Ananya Panday Webstory Archived Maarso 19, 2023 // Wayback Machine
Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Presenting the winners of the 65th Amazon Filmfare Awards 2020". Filmfare (in Ingiriisi). November 6, 2021. Retrieved November 6, 2021.
{{cite web}}: CS1 maint: url-status (link) - ↑ Maru, Vibha (30 October 2020). "Deepika Padukone wishes Baby Girl Ananya Panday a happy birthday. See post". India Today (in Ingiriisi). Mumbai.
- ↑ "Ananya Panday: This has been the most special year. I got to live my dream of becoming an actor". India Today. Archived from the original on 5 November 2019. Retrieved 8 December 2019.
- ↑ "Who is Ananya Panday?'". 11 April 2018. Archived from the original on 30 April 2019. Retrieved 6 December 2019.
- ↑ "Must-see! Chunky Panday's gorgeous daughter at Le Bal". Rediff. Archived from the original on 30 April 2019. Retrieved 1 May 2019.
- ↑ "Ananya Panday steals the show in a Jean Paul Gaultier gown at le Bal in Paris". The Indian Express (in Indian English). 28 November 2017. Archived from the original on 30 April 2019. Retrieved 1 May 2019.