Bollywood

Ka Wikipedia

Bollywood[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Bollywood waa magaca guud ee loo yaqaano shirkadaha sameeya filimaanta ee dalalka Hindiya, Nepal iyo wadano kale oo qaarada Aasiya ku yaala.

Shirkadahan waxaa la aas-aasay qiyaastii horaantii qarnigii 20aad waxaanay ka kooban yihiin shirkado aad u badan ooy ka mid tahay:

  • Assamese cinema
  • Badaga cinema
  • Bengali cinema
  • Bhojpuri cinema
  • Bihari cinema
  • Gujarati cinema
  • Haryanvi cinema
  • Hindi cinema
  • Kannada cinema
  • Kashmiri cinema
  • Konkani cinema
  • Kosli cinema
  • Malayalam cinema
  • Manipuri cinema
  • Marathi cinema
  • Oriya cinema
  • Punjabi cinema
  • Rajasthani cinema
  • Tamil cinema
  • Telugu cinema

Bollywood waa shirkadaha oogu horeeya ee filim soo-saarista dunida.


Taariikhda Filimaanta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Samaynta Filimka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhaqaalaha Bollywoodka[wax ka badal | wax ka badal xogta]