Angalool

Ka Wikipedia
Angalool

Angalool waxaa ladhahaa bahalada badda ku nool qolfahooda, waxaana badanaa la arkaa ayaga oo bahalkii lahaa ku jirin.Angaloolka waxoo ka buuxaa xeebaha, ayaga oo kala waaweyn, aad neh u kala qurxan.waxaa jirto qeyb ka mid ah angaloolka oo loo isticmaalo firimbiga loo yaqaano boon. Afkiisa woo balaaranyahay dhaxda neh woo ka qaloocanyahay, geesaska neh duleelo oo ka leeyahay ama dadka aa ka duleeliyo.