Buun (firimbi)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Boon (firimbi))
U bood: gooshitaan, raadi

Buun waxaa la dhahaa firimbi laga sameeyay Angalool weyn oo afkiisa aad u balaaran, waxoo leeyahy cod aad u weyn. Buunka waxaa laga isticmaalaa wadamo ka mid ah caalamka, waxoo caan ka yahay soomaaliya. Sheekooyinka ugu caansan oo boonka lagu soo qaato waxaa ka mid ah markii laga hadlaayo aakhiro, oo la leeyahay boonka waxaa la isticmaalaa aakhirosamaanka.Dhaqan ahaan boonka waxaa la isticmaalaa markii la damaashaadaayo.