Buun (firimbi)

Ka Wikipedia

Buun waxaa la dhahaa firimbi laga sameeyay Angalool weyn oo afkiisa aad u balaaran, waxoo leeyahy cod aad u weyn. Buunka waxaa laga isticmaalaa wadamo ka mid ah caalamka, waxoo caan ka yahay soomaaliya. Sheekooyinka ugu caansan oo boonka lagu soo qaato waxaa ka mid ah markii laga hadlaayo aakhiro, oo la leeyahay boonka waxaa la isticmaalaa aakhirosamaanka.Dhaqan ahaan boonka waxaa la isticmaalaa markii la damaashaadaayo.

Waxa Buunka Si gaar ah Loo Isticmaalaa Wakhtiyada Cklaadaha, Ciyaaraha, Baadidoonka, Shirarka iyo Aroosyada. Buunku wuxu Nolosha Bulshada Soomaaliyeed Kaga Jiray Doorka Muhiim ah, Wuxuna ahaa Aalad isgaadhsiineed, Waxa jirta Maahmaah soomaaliyeed oo tidhaahda "Ninkii Buunka Xaday Xaguu Ku Yeedhinlahaabaa Laga Rabaa".

Isticmaalaa Buunka waxa Meesha Ka saaray Isgaadhsiinta Kala Duwan ee Aduunka Kusoo Batay, Waxana ilaa Haatan Laga isticmaalaa degaamo yar oo Kamid ah Dhulka Soomaalida Gaar ahaan Gobolada dhexe, Agagaarka Magaaladda Baardheere.

By Faarah Mohamed Aided Ab'aar Thus,8,202+