Aruba

Ka Wikipedia

Coordinates: 12°19′N 70°1′W / 12.317°N 70.017°W / 12.317; -70.017

khariirada Aruba
magaalda oranyasstaad

Aruba waa jasiirad aad uyar kana tirsan boqortooyada Holland waxa ay aruba kutaalaa Badda Karabiya Aruba, Bonaire iyo Curaçao sadesdan jasiiradood waxa layskuyidhaahdaa jasiiradaha ABC waana mid kamida jasiiradaha Antillen waxa ay ismaamul hoosaad malaha qaybo maamul oo u gaara sida wasaarado iyo wixii lamida Aruba waxa ay leedahay jawi qalaln oo waa qoraxlay jasiiradan yar waxaa aad u booqda dalxiisayaasha waxa ay masaafo ahaan kakoobantahy 23 klm oo dherer ah caasimaduna waa magaalda oranyastaad.

Taariikh gaaban[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxa la cadeeyay in dadkii uguhorayay ee dagay jasiirada Arubay ay ahaayeen (Caquetíos Amerinds )qabiilada arwaka oo kasoo haajirtay dhanka wadanka lajaarka h ama udhaw ee Fanansuwela waana mid kamida dhulka aadka u qadiimka ah ee ay degeen hindidii daganayd waayadii hore ameerika waxa ay orobiyuuntu ogaadeen ama heleen jasiiradan kadib markii, Amerigo Vespucci uu soo cadeeyay in ameeraka ay tahay qaarad cusub Aruba waxa ay mudo qarniya hoos imanaysay wadanka isbayn oo gumaysanayay waxa ay gacanta holland gashay sanadii 1636 ilaa iminkana waxa ay katirsantahay boqortooyada Holland.