Jump to content

Asma Saban

Ka Wikipedia
Asma Saban
Magaca dhalashadaAsma Xasan Isamail
Dhashay1999
Hargeisa, Somalia
AsalSomalian
Dhintay11 agoosto 2024
hargeisa
OccupationsFannaanad
QalabkaCod

Asma Saban waa fannaanad Soomaaliyeed oo fadhigeedu yahay Hargeysa iyo Muqdisho. Waxay caan ku tahay heesaha "Iga Waal" iyo "Wacana".[1]

  1. "Mukhtaar Beeroof & Asma Saban | Iga Waal | Official Music Video 2020". Waqal WStudío.