Assallah Kamel

Ka Wikipedia
Assallah Kamel
Ku dhashay (1995-06-21) Juun 21, 1995 ( 28jir)
Qaahiro, Masar

Assallah Kamel (dhashay Juun 21, 1995) waa martigeliyaha, jilaa iyo moodel Masri ah. Waxa ay ku dhalatay Qaahira, waxa ay dhamaysatay dugsiga sare, waxa ay bilawday xirfadeeda faneed iyada oo aad u yar, halkaas oo ay ku soo bandhigtay barnaamijyo badan, isla markaana ay ka hawl-geli jirtay MBC 3, sannadkii 2020-kii, waxa ay ka tagtay barnaamijyadda soo jeedinta, waxaanay noqotay shakhsiyadda baraha bulshada.[1]



Tix[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. https://web.archive.org/web/20201031081846/https://www.albawaba.com/ar/%D8%AA%D8%B1%D9%81%D9%8A%D9%87/%D9%85%D8%B0%D9%8A%D8%B9%D8%A9-%D9%82%D9%86%D8%A7%D8%A9-%D8%A7%D9%84%D9%80-mbc-3-%D8%A8%D9%84%D9%88%D9%83-%D9%85%D8%AB%D9%8A%D8%B1%D9%88%D8%A7%D9%84%D8%AC%D9%85%D9%87%D9%88%D8%B1-%D9%85%D8%A7-%D8%B9%D8%A7%D8%AF%D8%AA-%D8%AA%D9%86%D9%81%D8%B9-%D9%84%D8%AA%D9%82%D8%AF%D9%8A%D9%85-%D8%A8%D8%B1%D8%A7%D9%85%D8%AC-%D8%A7%D9%84%D8%A3%D8%B7%D9%81%D8%A7%D9%84-1340328