Astaannta Qaranka ee Itoobiya
Appearance
| Astaannta Qaranka Itoobiya | |
|---|---|
| Habka | |
| Isticmaala | Federal Democratic Republic of Ethiopia |
| La ansixiyey | 1996 (la badalay 16 May 2009) |
| Naqshada | xidig isdhaaf oo leh shan falaaraha iftiink. |
Astaanta qaranka itoobiya qaabka ee hadda u egtahay waxaa la ansixiyay 1996. waxee ka koobantahay xidig isdhaaf oo leh shan falaaraha iftiinka. Astaanta sidoo kale waxee ka muuqataa calanka itoobiya.