Jump to content

Ato Xuseen Ismaciil

Ka Wikipedia

Xuseen Ismaciil (Af Carabi: حسين إسماعيل,Af Amxaari : አቶ ሁሴን እስማእል) sidoo kale loo yaqaanay Ato Xuseen Ismaciil wuxuu ahaa siyaasi weyn ka mid ah dalka Itoobiya , Mengistu iyo Dhergigu markey dalka xukumi jireen 1974-1987. Wuxuu ahaa Somali ugu horeysey Wasiir iyo Amabassadoor ka noqday dalka Itoobiya. Weliba wuxuu maamuli jiray Gobol weyn la dhaho Illubabor , Itooboya markey aheyd Gobolo, hadana waa Kilil iyo Dawlad Federaal ah. [1]

Taariikh

Gobolka Illubabor ayuu badhasaab ka ahaa.

Xuseen ismaciil beel ahaan wuxuu ka soo jeeda beesha Afguduud (Jibril Muuse), Makahiil. Gadabuursi. Wuxuu ku dashay Dirre Dhaba. [2] Ka dib markey dawladii Xayle Selassie ka rideen dalka wuxuu noqday Badhasaabka Gobolka Illubabor.[3] Mida kale Badhasaabka wuxuu ka aha ismaamulkii Dire Dhabe, Safiirkii itoobiya een Dalka Koonfurta Yemen, Safiirka Itoobiya een dalka Bulgaria , safiirka itoobiya dalka Kuba , Wasiirka Waxbarashada regimkii Mengistu iyo Gudoomiyaha Pensions and Social Security.[4] Wuxuu ka mid ahaa guddigaCOPWE (Commission for Organizing the Party of the Working People of Ethiopia).[5] Siyaasi ahaan wuxuu albaabka u furay dhamaan Qowmiyadda Soomaali iney ka mid noqon karaan dalka Itoobiya.[6]

Jagooyinka Qabtey

  • Madaxweynaha ama Badhasaabka Ismaamulkii Dirre Dhabe
  • Badhasaabka Gobolka Illubabor (1974 - 1976 )
  • Wasiirka Waxbarashada (Bishi 8aad 1976 - 1978)
  • Member ka mid ah COPWE (1979-1984)
  • Gudoomiyaha Pensions iyo Social Security (1978 - 1983)
  • Safiirka Itoobiya een koonfurka Yemen (1983 - 1984)
  • Safiirka Itoobiya een dalka Kuba (1984 - 1986)
  • Safiirka Itoobiya een dalka Bulgaria (1986)

Tixraac

  1. Quarterly Economic Review of Uganda, Ethiopia, Somalia, Djibouti (in Ingiriisi). Economist Intelligence Unit. 1978.
  2. "Pmac Announces Governmental Appointments". 1976. {{cite journal}}: Cite journal requires |journal= (help)
  3. Legum, Colin (1975-01-01). Ethiopia: The Fall of Haile Sellassie's Empire (in Ingiriisi). Africana Publishing Company. ISBN 9780841902299.
  4. Daily Report: Eastern Europe (in Ingiriisi). The Service. 1986.
  5. Service, British Broadcasting Corporation Monitoring (1983). Summary of World Broadcasts: Non-Arab Africa (in Ingiriisi).
  6. Service, United States Joint Publications Research (1979). Translations on Sub-Saharan Africa (in Ingiriisi).