Jump to content

Axmed Cabdiraxman Cumar

Ka Wikipedia

Axmed Cabdiraxman Cumar waa ciyaaryahan hore ee xulka qaranka Soomaaliya iyo kooxo badan o ka dhisan gudaha dalka Soomaaliya waana mid kamid ah macaliminta ugu guulaha badan horyaalka Soomaaliya. Axmed ayaa ku guuleystay koobab faro badan asaga oo ciyaaryahan ah iyo asaga oo tababare kooxed ah oo ay kamid yihiin Horyaalka heerka, Janaraal Daa’uud iyo Horyaalka heerka 1aad.

Axmed Cabdiraxman Cumar
Gidaamow in Mogadishu Stadium
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1963-01-26) 26 Janaayo 1963 ( 61jir)
Ku dhashayMogadishu, Somalia
Joogga1.93 m (6 ft 4 in)
Booska cayaartaMidfield, Defensive midfielder
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaElman (manager)
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
1995–1996SOS
1996-2000SITT DAALLO
2000–2002Bariga Dhexe
2002–2004Elman
Xulka Qaranka
1997-2010Somalia
Teams managed
2011–2012Bariga dhexe
2012–2015Heegan
2015Heegan Juniors
2016Xamar weyne
2016-2017Jeenyo
2018-2019Raadsan SC
2020Koonfur Galbeed Soomaaliya
2021Elman fc
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya.
† Appearances (Goals).

Axmed Cabdiraxman Cumar waa ciyaaryahan hore ee xulka qaranka Soomaaliya iyo kooxo badan o ka dhisan gudaha dalka Soomaaliya waana mid kamid ah macaliminta ugu guulaha badan horyaalka Soomaaliya. Axmed ayaa ku guuleystay koobab faro badan asaga oo ciyaaryahan ah iyo asaga oo tababare kooxed ah oo ay kamid yihiin Horyaalka heerka, Janaraal Daa’uud iyo Horyaalka heerka 1aad.

Tababare Gidaamow ayaa xirfadiisa kubada cagta ka bilaby kooxda Bariga dhexe sanadkii 1994ta isaga oo u ciyaaray kooxdii SOS,kadib waxa uu sanadii 1996dii ku biiray kooxda S.I.T.t, kooxaha kale ee uu usoo ciyaaray waxa kamid ah Bariga Dhexe iyo Elman.

Tababare Gidaamow wuxu ku guuleystay inta badan koobabka laga ciyaaro gudaha dalka Soomaaliya asago Macallin ah iyo asaga oo ciyaaryahan ah.

Kadib markii uu ka fariistay ciyaaraha wuxuu u xuub siibtay dhankas iyo tababarenimada asaga oo leyliyey kooxaha kala ah Bariga dhexe, Heegan,Xulka degmada Xamarweyne,Jeenyo,Raadsan,Xulka Koonfur Galbeed iyo Naadiga Elman.