U bood nuxurka

Axmed Yasiin

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Axmed yuusf yaasiin
Madaxweyne ku xigeenka 5aad ee somaliland
Xilka haaya
2002 – July 2010
MadaxweyneDaahir Rayaale Kaahin
Waxaa ka horreeyeyDaahir Rayaale Kaahin
Waxaa ku xigayCabdiraxmaan Saylici
Faahfaahinta shakhsiga ah
XisbigaUrurka Dimuqraadiga Ummadda Bahawday

Axmed yuusf yaasiin (ku dhashay Hargaysa 1957) waa siyaasi soomaaliyeed oo reer somaliland ah. Waxa uu somaliland ka soo noqday madaxweyne ku xigeen laga bilaabo 2002 ilaa 2010[1][2][3][4]. wuxuu gudoomiyaha labaad ka ahaa xisbiga somaliland ee UDUB. wuxuun ka soo jeedaa Beelaha Aadan Ciise ee Qabiilka Ciise Muuse.





  1. ↑ Bahcheli, Tozun; Bartmann, Barry; Srebrnik, Henry (2004). De Facto States: The Quest for Sovereignty. Routledge. ISBN 978-1-135-77121-8.
  2. ↑ "Maqdaxweyne kuxigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin,". BBC. Retrieved 17 February 2020.
  3. ↑ "Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Arrimo Kala Duwan". Geeska. Archived from the original on 30 Bisha Sagaalaad 2022. Retrieved 17 February 2020. {{cite web}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  4. ↑ "Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Ka Qayb-galka Shirkii Brusels Ee Eng Faysal, Saami Qaybsiga Wakiilada Iyo Shirka Ceel-Afweyn". Somaliland Today. Retrieved 17 February 2020.