Ayuub cali axmed
| Ayuub Cali Axmed | |
|---|---|
| Ku dhashay | 14 May 2000 Muqdisho |
| Degenaansho | Turkey |
| Dhalsho | Soomaali |
| Shaqada | Founder of Caawiye app |
| Diinta | Islam suni |
| Website | |
| somaliblogger.com | |
Ayuub Cali axmed (AF-ingiriisi: ayub ali ahmed; dhashay 14 May 2000), waa aasaasaha blogger-ka somaliyeed (Somali Blogger) waxa uu sameeyay website badan sidoo kale waxa uu horumariyay Caawiye Q&A waa Somali professional web designer.
Noloshiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ayuub Cali axmed wuxuu ku dhashay magaalada mogadishu taariikhda 14 May 2000 wuxuu wax ku bartay isla magaalada uuku dhashay wuxuu ka dhameeyay schoolka Ablaal secondary school waxa uu ka qalinjabiyay jaamacada somalia (uniso) sanadkii 2021.
Xirfadiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ayuub waa xirfadle nashqadeeya websiteyada isaga oo udiyaariya si qurux badan waxaa uu nashqadeeyay in ka badaan 20-website
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]https://cansuufmedia.com/ Archived Maarso 4, 2022 // Wayback Machine
https://activities.osu.edu/involvement/student_organizations/find_a_student_org?i=1234&l=S&page=5
Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ https://so.wikipedia.org/wiki/Ayuub_cali_axmed
- ↑ https://en.wikipedia.org/wiki/List_of_Somalis}}
- ↑ https://web.archive.org/web/20220226171514/https://caawiye.somaliblogger.com/ayub-ali-ahmed/. Archived from the original on 2022-02-26. Retrieved 2022-03-04.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)