BBC Soomaali

Ka Wikipedia

BBC Soomaali waa raadiyo idaacadeed waxeena ka midtahay raadiyaasha ugu duqsan oo laga dhageesto dalka Soomaaliya iyo deegaanada soomaalida degto. raadiyahaan waxoo siidaayaa idaacad kaliya iyo warar. waxaana la dhageesan karaa nusaac ama hal saac oo affar jeer ah maalintii.raadiyahaan xaruntiisa waxee ku taalaa magaalada London ee dalka Ingriiska.

Astaanka BBC

https://www.bbc.com/somali