BK Häcken

Ka Wikipedia
BK Häcken
File:BK Hacken logo.svg
Magaca oo dhameestiranBollklubben Häcken
NaaneysGetingarna (the Wasps)
La aasaasay2 Agoosto 1940; 83 sanadood ka hor (1940-08-02)
GaroonBravida Arena, Gothenburg
Garoonka Awoodda6,500
GudoomiyahaAnders Billström
HoryaalkaAllsvenskan
2020Allsvenskan, 3rd
WebsiteClub home page
Guriga midab
Marti midab
Waqtiga hadda

Bollklubben Häcken, caan ku ah BK Häcken ama Häcken waa koox kubadda cagta oo ka dhisan magaalada Gothenburg ee Iswiidhan. Hada waxa ay ka ciyaartaa Allsvenska oo ah heerka ugu sareeya kubadda cagta ee Iswiidhan. Waxaa la aasaasay 2dii agosto 1940.

Kooxdan waxay ka tirsan tahay Göteborgs Fotbollförbund (xiriirka kubadda cagta ee Gothenburg). Ciyaarahooda guriga waxay ku ciyaaraan Bravida Arena. Midabada kooxdu waa jaale iyo madow.