Balli Calanle

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Balli Callanle waa tuulo kamid ah tuulooyinka ku yaalo gobolka Togdheer qiyaastii 35 km ayay bari kaxigtaa magaalada Burco Somaliland. Waxee hoostimaadaa maamulka degmada Qorilugud.

Degmooyinka Gobolka Togdheer Calanka Soomaaliya