Beeraha Liinka Dunida
Appearance
Beeraha Liinka Dunida


Liinka oranji dalag weyn oo adduunka ah oo ka baxa cimilada kulul, ee loo isticmaalo cuntada iyo macmacaan ahaan iyo cunno ahaan, noocyo badan ayaa ka baxa liinta leh dhadhan kala duwan
- Dunida Tiro Milyan Ton Liin
China 7.3 Milyan Ton
United States 3.9 Milyan Ton
Spain 3.3 Milyan ton
Algeria 1.0 Milyan Ton
Egypt 3.0 Milyan Ton
Faransiiska 0.6 Milyan Ton