U bood nuxurka

Beerta Qaranka ee Yellowstone

Beerta Qaranka ee Yellowstone (en:Yellowstone National Park) waa beer qaran oo ku taal Maraykanka. Waxay ahayd xadiiqadda qaran ee ugu horreysay adduunka.[1] Madaxweynaha Maraykanka Ulysses S. Grant ayaa saxiixay sharci lagu abuurayo. Magaca waxaa laga soo qaatay wabiga Yellowstone, kaas oo dhex mara beerta. Yellowstone waxaa laga dhigay goobta Dhaxalka Adduunka ee UNESCO 1978-kii.

Beerta Qaranka ee Yellowstone
IUCN category II (beer bulsho)
Khariidad
GoobtaGobolada Midoobay
Iskuduwaha44°36′N 110°30′W / 44.600°N 110.500°W / 44.600; -110.500
Bedka2,219,791 acres (8,983.18 km2)[2]
La aasaasay1, 1872 (1872-March-01)
Booqdayaasha4,115,000 (sanadkii 2018)[3]
Hay'adda maamushaU.S. National Park Service
Mareegta[http:// Mareegta rasmiga ah]
  1. "UNESCO, Yellowstone National Park". UNESCO. Soo qaatay 2012-04-19.
  2. "Listing of acreage – December 31, 2011" (XLSX). Land Resource Division, National Park Service. Retrieved March 8, 2012. (National Park Service Acreage Reports)
  3. "NPS Annual Recreation Visits Report". National Park Service. Retrieved March 11, 2019.
WikiMashruuc Juqraafiga
Boggan waa qayb WikiMashruuc Juqraafiga.