Belgaraad

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Belgaraad
Flag of Belgrade, Serbia.svg
Flag
Small Coat of Arms Belgrade.svg
Coat of arms
Belgaraad is located in Earth
Belgaraad
Belgaraad
Dalka Seerbiya

Belgaraad Afka Serbiyaanka (Београд) waa caasimada wadanka Serbia waana magaalda gabi ahaan wadankaas ugu wayn.waxa ay kutaalaa barta ay ku kulaan laba wabi ee Danube iyo Safa. dadka magaalada Belgaraad kunooli waxa ay gaadhayaan 1.2 milyan oo qof,halka dadka kunool hareeraha magaalada marka lagu tiriyo ay tiradu gaadhayso 1.7 milyan oo qof.magaaladan waamid kamida magaalooyinka ugu waawayn bariga Yurub.magaaladan waxa ay ahayd amaba ay xarun u ahayd Xadaaradii ugu faca wayneed qaarada Yurub oo idil waana "Fenka" taas oo jirtay lix kun oo sanadood kahor dhalashadii Nabi Ciise C.S. qarniyadii iyo taariikhihii hore magaaldan waxa daganaa qabiilo looyaqaanay (siki) waxaanay halkaa daganaayeen ilaa 275 sano kahor Dhalashadii nabai Ciise C.S. markaas oo magaalda ay gacanta u gashay Qabiilka looyaqaano (Kalta).