Betty Grable
| Betty Grable | |
|---|---|
| Ku dhashay | Elizabeth Ruth Grable Diseembar 18, 1916 St. Louis, Missouri |
| Dhimasho | Luuliyo 2, 1973 (da'da 56jir) Santa Monica, Kalifornia |
| Naanees | Frances Dean |
| Shaqada | Atariisho |
| Sanadaha Shaqada | 1929–1973 |
| Xaasaska |
|
| Ilmaha | 2 |
Elizabeth Ruth Grable (Diseembar 18, 1916 – Luuliyo 2, 1973) waxay ahayd atariisho Mareykan ah, gabar pin-up ah, qoob-ka-cayaar, moodel, iyo heesaa. 42-filim ee ay samaysay 1930-meeyadii iyo 1940-meeyadii waxay soo xareeyeen in ka badan $100 milyan; 10 sano oo xiriir ah (1942-1951). Waaxda Maaliyadda ee Mareykanka 1946 iyo 1947 waxay ku dartay inay tahay haweeneyda ugu mushaarka badan Mareykanka; waxay kasbatay in ka badan $3 milyan intii ay ku jirtay shaqadeeda ($22 milyan doolar 2021).[1]
Dhaxalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Intii ay ku jirtay shaqadeeda, Grable waxay ahayd calaamad galmo. Boodhadhkeeda suunka maydhashada ayaa ka dhigay inantii lambarka-1aad gabar pin-up ee dagaalkii labaad ee aduunka, oo dhaaftay Rita Hayworth. Waxaa markii dambe lagu daray mashruuca Life "100 sawir oo bedelay adduunka".
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ . July 3, 1973 https://news.google.com/newspapers?nid=1955&dat=19730703&id=IgUrAAAAIBAJ&pg=6135,1892564. Soo qaatay 22 April 2018. Maqan ama ebar
|title=(caawin)