Birr (lacag)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Birr)
U bood: gooshitaan, raadi
Birr (lacag)
File:Ethiopia 1Birr Reverse.jpg
ISO 4217 fure ETB
Bankiga dhexe National Bank of Ethiopia
Website [http://www.nbe.gov.et www.nbe.gov.et]
Adeegsade  Ethiopia
Sicir barar 8%[1] July 2013
Source The World Factbook, 2008 est.
Qaybaha
1/100 santim
Sumad Br (Latin Script)
ብር (Ethiopic Script)
1, 5, 10, 25, 50 santim; 1 Birr
1, 5, 10, 50, 100 birr

Birr (Amxaari: ብር) waa lacagta sharciga ah ee wadanka Itoobiya. Wixii ka horeeyay sanadkii 1976, wadanka Itoobiya waxaa laga isticmaali jirey lacagta dollarka taasi oo markii dambe lagu bedelay birrta aan maanta naqaano. [2]

Sida ay sheegtay Bankiga Dhexe Itoobiya lacagta birrta dowladu soo daabacday guud ahaan ilaa sanadkii 2008da waxay ahayd 186 billion birr; taasi oo u dhiganta ilaa $14.7 billion ama €9.97 billion).[3]

Hordhac

1932 birr

Lacagta birrtu waa lacagta dowliga ah ee wadanka Itoobiya.[4] Birr waa lacagta laga isticmaalo wadanka Itoobiya, waxaayna ka mid tahay lacaga ugu qiimaha badan gobolka Geeska Afrika.

Shilimaanta

Ethiopia50matonasreverse.jpg
5 Santims
Obverse: Ethiopian lion head, year and country name. Reverse: Vega bond Hunter and face value.
5 santims were made of two metals, Brass (1969 only) and steel coated with Nickle (1996-). This particular coin is made of Brass (1969). Coins made of steel are magnetic and the lion head is bigger.

Linkiga Caddaynta

  • Heiko Otto (ed.). "Birr". Retrieved 2016-12-01.  (Ingiriisi)

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. [1]
  2. Linzmayer, Owen (2012). "Ethiopia". The Banknote Book. San Francisco, CA: www.BanknoteNews.com. http://www.banknotebook.com. 
  3. Nachthund (2007-01-07). "Update – Ethiopia.". Nachthund.biz. Retrieved 2007-01-19. 
  4. "Archived copy". Archived from the original on 2 May 2009. Retrieved 2 May 2009.