Birr (lacag)

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Birr (lacag)
[[file:
Ethiopan Birr.jpg
|252px|]]
ISO 4217 fure ETB
Bankiga dhexe National Bank of Ethiopia
Website [http://www.nbe.gov.et www.nbe.gov.et]
Adeegsade  Ethiopia
Sicir barar 8%[1] July 2013
Ilaha warbixinta The World Factbook, 2008 est.
Qaybaha
1/100 santim
Sumad Br (Latin Script)
ብር (Ethiopic Script)
1, 5, 10, 25, 50 santim; 1 Birr
1, 5, 10, 50, 100 birr

Birr () waa lacagta sharciga ah ee wadanka Itoobiya. Wixii ka horeeyay sanadkii 1976, wadanka Itoobiya waxaa laga isticmaali jirey lacagta dollarka taasi oo markii dambe lagu bedelay birrta aan maanta naqaano. [2]

Sida ay sheegtay Bankiga Dhexe Itoobiya lacagta birrta dowladu soo daabacday guud ahaan ilaa sanadkii 2008da waxay ahayd 186 billion birr; taasi oo u dhiganta ilaa $14.7 billion ama €9.97 billion).[3]

Hordhac

1932 birr

Lacagta birrtu waa lacagta dowliga ah ee wadanka Itoobiya.[4] Birr waa lacagta laga isticmaalo wadanka Itoobiya, waxaayna ka mid tahay lacaga ugu qiimaha badan gobolka Geeska Afrika.

Shilimaanta

Ethiopia50matonasreverse.jpg
5 Santims
250px
Obverse: Ethiopian lion head, year and country name. Reverse: Vega bond Hunter and face value.
5 santims were made of two metals, Brass (1969 only) and steel coated with Nickle (1996-). This particular coin is made of Brass (1969). Coins made of steel are magnetic and the lion head is bigger.

Linkiga Caddaynta

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. [1]
  2. Linzmayer, Owen. "Ethiopia". www.BanknoteNews.com http://www.banknotebook.com.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Nachthund (2007-01-07). Nachthund.biz http://www.nachthund.biz/CatalogUpdate/Ethiopia/EthiopiaIndex.html. Soo qaatay 2007-01-19.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. http://www.webcitation.org/5gSr5ghEj. Waxaa laga kaydiyay the original 2 May 2009. Soo qaatay 2 May 2009.  Maqan ama ebar |title= (caawin)