Black Mamba

Ka Wikipedia
"Black Mamba"
by Aespa
La sii daayayNofeembar 17, 2020 (2020-11-17)
La duubay2020
Dhererka2:54
Summada
Laxanka
  • Omega
  • Ella Isaacson
  • Gabriela Geneva (NIIVA)
  • Jordan Reyes
  • Shaun Lopez
  • Scott Chesak
  • Yoo Young-jin
ErayadaYoo Young-jin
Soo saarayashaLee Soo-man
Aespa singles chronology
"Black Mamba"
(2020)
"Forever"
(2021)
Music video
"Black Mamba" on YouTube

"Black Mamba" waa heestii ugu horeysay ee kooxda gabdhaha Aespa. Waxaa la sii daayay Noofambar 17, 2020, iyada oo loo sii marayo SM Entertainment.

Fiidiyowga muusiga ee heesta ayaa la soo galiyay kanaalka SM Entertainment ee YouTube isla mar ahaantaana la sii daayay heesta. Fiidiyowga muusiga ee heesta ayaa gaadhay tirada ugu badan ee daawashada fiidyowga kooxda K-pop, iyada oo 21.4 milyan la daawado 24 saac gudahood. Aespa ayaa kor u qaaday heesta iyada oo soo bandhigtay barnaamijyo muusig oo kala duwan ay ka mid yihiin Show! Music Core, Music Bank iyo Inkigayo.

Tixraacyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]