Jump to content

Aespa

Ka Wikipedia
Aespa (æspa)
Aespa ee 2025
Karina, Ningning, Winter iyo Giselle
Macluumaadka asalka
AsalSeoul, Koonfur Kuuriya
Nooca fanka
Sanadaha Shaqada2020 (2020)–hada
Calaamadaha
Falalka la xiriira
WebsiteOfficial website
Xubnaha

Aespa (/ˈɛsˌpɑː/ ES-pah; Kuuriya: 에스파; RR: eseupa; MR: esŭp'a, ama æspa) waa koox gabdho Koonfur Kuuriya ah oo ay samaysay SM Entertainment. Kooxdu waxay ka kooban tahay afar xubnood: Karina, Giselle, Winter, iyo Ningning. Ka dib markii faafiyay fikradda metaverse iyo muusiga hyperpop ee K-pop, Aespa waa mid ka mid ah kooxaha gabdhaha Koonfurta Kuuriya ee ugu guulaha badan gudaha iyo caalamkaba.[1][2][3]

Aespa heestoda ugu horeysay waxay ahayd "Black Mamba". Heestoodii labaad, "Next Level", waxa la sii daayay Maajo 2021 si loo gaadho guulo ganacsi oo baahsan.[4] Albamkoodii saddexaad ee My World ayaa la sii daayay bishii Maajo 2023, iyagoo kasbaday 1.8 milyan oo dalabyo hore ah waxayna iibiyeen 1,372,929 milyan maalintiisii ugu horreysay, iibka ugu sarreeya ee koox gabdhaha K-pop.[5]

Savage (2021)

Girls (2022)

My World (2023)

Drama (2023)

Armageddon (2024)

Whiplash (2024)

Rich Man (2025)

  1. "Aespa: Representatives of the Metaverse Era". L'Officiel Singapore (in Ingiriisi). Archived from the original on May 13, 2023. Retrieved May 13, 2023.
  2. "How K-Pop Group aespa Is Making the Metaverse Their Home". Time (in Ingiriisi). May 11, 2022. Archived from the original on Luuliyo 24, 2022. Retrieved May 13, 2023.
  3. "Blackpink, Aespa, NewJeans: The Evolution of K-Pop Girl Groups". The New York Times (in Ingiriis Maraykan). Jannaayo 26, 2023. ISSN 0362-4331. Archived from the original on May 13, 2023. Retrieved May 13, 2023.
  4. Cabral, R. J. (Juun 26, 2021). "Billboard K-Pop 100". Billboard (in Ingiriis Maraykan). Archived from the original on Diseembar 23, 2021. Retrieved May 13, 2023.
  5. "Aespa's 'My World' sets new record for highest first-day album sales for K-pop girl groups". Manila Bulletin (in Ingiriisi). Archived from the original on May 13, 2023. Retrieved May 13, 2023.