Giselle
Appearance
Giselle ジゼル | |
|---|---|
Giselle ee 2021 | |
| Macluumaadka asalka | |
| Magaca dhalashada | Uchinaga Eri (内永 枝利) |
| Sidoo kale loo yaqaan | Aeri (에리) Kim Aeri (김애리) |
| Dhashay | October 30, 2000 |
| Sanadaha Shaqada | 2020–hada |
| Calaamadaha | SM Entertainment |
| Falalka la xiriira | Aespa |
Uchinaga Eri (Jabaan: ジゼル) oo loo yaqaan magaceeda masraxa Giselle (ジゼル) waa fanaanad Jabbaan-Kuuriyaan ah iyo rapper hoos timaada SM Entertainment. Waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha Aespa.
Nolosha shaqsiyeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Giselle hooyadeed waa Kuuriyaan halka aabaheed uu yahay Jabbaan, sidoo kale waxay si fiican u yaqaanta Kuuriya, Ingiriisi, iyo Jabbaan.[1]