Karina
Yu Ji-Min (dhashay 11 Abriil, 2000) oo lagu yaqaan magaceeda masraxa Karina, waa fanaanad u dhalatay Koonfur Kuuriya waxayna xubin ka tahay kooxda gabdhaha Aespa.[1]
Karina | |
|---|---|
Karina ee 2024 | |
| Macluumaadka asalka | |
| Magaca dhalashada | Yu Ji-Min |
| Dhashay | April 11, 2000 Gyeonggi-do, Koonfur Kuuriya |
| Nooca fanka | K-pop |
| Qalabka | Cod |
| Sanadaha Shaqada | 2020–hada |
| Calaamadaha | |
| Falalka la xiriira | Aespa |
Nolosha gaarka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Karina waa Katooliga waxayna sheegtay in magaceedu yahay Katarina, magaca Katooliga, waa dhiirigelinta magaceeda masraxa.[2]
Xirfad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Kahor intaanay noqon heesaa, Karina waxay ka soo muuqatay muuqaalka muusiga Taemin heesta "Want" ee 2019, waxayna ku qaaday dhowr barnaamijyo muusig toddobaadyada soo socda.[3][4] Karina sidoo kale waxay kula soo muuqatay Kai xayeysiis Hyundai.[5]
Oktoobar 27, 2020, SM waxay shaaca ka qaaday Karina inay tahay xubinta labaad ee Aespa.[6][7]
Diseembar 17, 2021, waxaa lagu dhawaaqay inay xubin ka tahay kooxda SM Got the Beat iyada iyo Winter iyo fannaaniin kale sida BoA, Girls' Generation Taeyeon iyo Hyoyeon, iyo xubnaha Red Velvet Seulgi iyo Wendy.[8]
Noofambar 30, 2023 ayaa lagu dhawaaqay in Karina ay qayb ka noqon doonto barnaamijka Netflix Agents of Mystery kaas oo loo qorsheeyay in la sii daayo 2024.[9]
Farshaxan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Karina waxay soo xigatay Kamila Kabello iyo Girls' Generation inay yihiin kudayashadeeda iyo saamaynta muusiga.[10] Waxay sidoo kale taageere u tahay Beyoncé, Kehlani, IU, Taeyeon iyo Lee Hi.[11]
Sawirka dadweynaha iyo saamaynta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Karina ayaa lagu ammaanay inay tahay fanaanad leh hibo badan oo dhanka qoob ka ciyaarka, heesaha iyo raabka.[12] Dareen-celinta quruxdeeda waxay ahaayeen kuwo aad u wanaagsan iyada oo inta badan lagu sharraxay mid ka mid ah haweenka ugu quruxda badan ee haweenka da'da yar ee warshadaha fanka ee Kuuriyada Koonfureed.[13] Karina waa qof aad caan uga ah muwaadiniinta da'da yar ee Koonfur Kuuriya.[14]
Heesa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- "Up" (2024)
- "Good Stuff" (2025)
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Why is Karina (aespa) called the first "snake-faced idol" of Kpop? Archived Oktoobar 9, 2021 // Wayback Machine - KBIZoom
- ↑ Choi, A-reum (May 17, 2023). "금발로 미모 리즈 갱신, 에스파 카리나 TMI 12" [Renewing Beauty Lies with Blondes, Aespa Karina's TMI 12]. Esquire Korea (in Kuuriyaan). Archived from the original on May 17, 2023. Retrieved November 15, 2023.
- ↑ Kim, Soo-young (November 11, 2020). "'SM 신인' 에스파, 카리나 아바타 티저 공개...점까지 유지민 판박이" ['SM Rookie' Aespa Releases Karina Avatar Teaser... Down to the Last Detail, idential to Yoo Jimin]. The Korea Economic Daily (in Kuuriyaan). Archived from the original on November 15, 2023. Retrieved November 15, 2023.
- ↑ Young, Hana (October 15, 2020). "SM "연습생 유지민 관련 악성루머 법적 조치 취할것"...누구길래?". The Chosun Ilbo (in Kuuriyaan). Archived from the original on November 18, 2023. Retrieved November 18, 2023.
- ↑ Yoon, Ji-na (November 2, 2020). "[스브스타] 엑소 카이와 광고 촬영한 '에스파' 카리나...남다른 미모 눈길" [[SBS Star] EXO's Kai and 'Aespa' Karina in an advertisement shoot... A look at her extraordinary beauty]. SBS News (in Kuuriyaan). Archived from the original on August 26, 2023. Retrieved November 15, 2023.
- ↑ Yim, Seung-hye (October 28, 2020). "aespa's second member, Karina, is introduced by SM". Korea Joongang Daily. Archived from the original on November 2, 2023. Retrieved July 26, 2022.
- ↑ Cite error: Invalid
<ref>tag; no text was provided for refs named:0 - ↑ Chan, Tim (January 3, 2022). "Meet 'Girls on Top:' K-Pop's New Female 'Super Group'". Rolling Stone. Archived from the original on February 1, 2023. Retrieved January 3, 2022.
- ↑ Cite error: Invalid
<ref>tag; no text was provided for refs named:1 - ↑ https://mdpr.jp/k-enta/2443086
- ↑ https://www.vivi.tv/post192452/
- ↑ https://web.archive.org/web/20230330035414/https://www.smentertainment.com/PressCenter/Details/5083
- ↑ http://www.womentimes.co.kr/news/articleView.html?idxno=74465
- ↑ http://www.womentimes.co.kr/news/articleView.html?idxno=74465