Blackswan
Appearance
Blackswan | |
|---|---|
| Asal | Seoul, Koonfur Kuuriya |
| Nooca fanka | K-pop |
| Sanadaha Shaqada | 2011–hada |
| Calaamadaha | |
| Website | cafe.daum.net/1248./ |
| Xubnaha |
|
| Past members |
|
Blackswan (Kuuriyaan: 블랙스완; loo qaabeeyey sida BLACKSWAN) waa koox gabdho Koonfur Kuuriya ah oo ay samaysay DR Music oo hore loo yiqiin Rania ( 라니아; RANIA) iyo BP Rania (BP 라니아; BP RAINA) Kooxdu waxay ka kooban tahay Youngheun, Fatou, Judy iyo Leia. Xubinta shanaad, Hyeme, ayaa ka tagtay kooxda Noofambar 10, 2020.[1]