Boolo

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Boolo

Boolo ama Boolo Boolo waa shimbir dalqo weyn leh oo afka biyo ama malaay ku qaadato. shumbirtaan waxee u badan tahay meelaha biyo deegaanka ah ama xeebaha. Shimbiraha nuucaan waxee ku noolyihiin aduunka oo dhan.