Borussia Dortmund
| Magaca oo dhameestiran | Ballspielverein Borussia 09 e. V. Dortmund | |||
|---|---|---|---|---|
| Naaneys | Die Borussen[1] Die Schwarzgelben (The Black and Yellows)[2] Der BVB (The BVB) | |||
| Magac kooban | BVB | |||
| La aasaasay | 19 Diseembar 1909 | |||
| Garoon | Signal Iduna Park | |||
| Awoodda | 81,365[3] | |||
| President | Reinhold Lunow | |||
| CEO | Hans-Joachim Watzke | |||
| Head coach | Edin Terzić[4] | |||
| Website | Club home page | |||
| ||||
Borussia Dortmund waa koox-banooni oo kuyaalo magaalada Dortmund ee dalka Jarmalka

Borussia Dortmund wahey ka mid tahay kooxaha ugu waa weyn ee Jarmalka xulkiisa ee Bundesliga. Borussia Dortmund wahey ku ciyartaa garoonka loo yaqaan Signal iduna park µwaxaa kala oo looyaqaana koreenkeedda Borrusia park Kooxda Borussia Dortmund waxaa u ciyaara laacibiin waa weyn oo ka mid ah Thorgan Hazard, Marco Reus,Jadon Sancho iyo kuwa badan oo kale. Tawabaraha Borussia Dortmund magaciisu waa Lucian Favrel Borussia Dortmund waxay ay qaaday kobab badan oo ka mid ah Bundesliga 8x mar DFP-Pokal 3x mar UEFA Champions League 1x mar Super Cup oo 5x mar one cup winners oo 1x mar Intercontinental cup winner 1x
Borussia Dortmund waxaa ay caan ku tahay tageradeeda badan iyo aktemiageeda oo xidigs badan dhigteen oo meel sare kubadda ka gareen.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "#84 – BV 09 Borussia Dortmund : Borussen" (in Faransiis). Footnickname. 23 May 2020. Retrieved 19 February 2023.
- ↑ "#207 – Borussia Dortmund : Schwarz-Gelben" (in Faransiis). Footnickname. 20 August 2020. Retrieved 19 February 2023.
- ↑ "Borussia Dortmund's Signal Iduna Park expansion: Germany's biggest stadium set to get bigger!". Bundesliga. Archived from the original on 10 Bisha Afraad 2021. Retrieved 1 July 2018.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Edin Terzic wird BVB-Cheftrainer". Bundesliga. Retrieved 23 May 2022.