Bulshada aduunka

Ka Wikipedia
Qiyaasta bulshada caalamka sanadihii 1800 ilaa 2100; United Nations projections in 2015 iyo UN historical estimates for pre-1950 data
Khadka koritaanka bulshada caalamka generated with data supplied by World Bank, via Google

Bulshada Aduunka (Af Ingiriis : world population; Af Carabi : ar‎) waa wadarta tirada guud ee dhamaan dadka ku nool caalamka hada. Bishii Ogosto 2016ka bulshada caalamka waxaa lagu qiyaasay 7.4 bilyan.[1] Sidoo kale, warbixin ay soo saartey Qaramada Midoobey waxaa lagu sheegay in tirada dadku noqon doonto 11.2 bilyan sanadka 2100.[2]

Hordhac

Guud ahaan bulshada caalamku way sii koraysay wixii ka dambeeyay Abaartii 1315–17 iyo Xasuuqii Madoobaa ee 1350,wakhtiyadaasi oo dadku ahaayeen 370 million.[3] Wakhtiyadaasi wixii ka dambeeyay tirada dadku waay ku koraysay xawaare ah 1.8% sanad kasta – taasi oo gaadhay meeshii ugu sareeysay sanadihii 1955-1975 oo xawaaraha koritaanku gaadhay 2.06%.[4]

Dhinaca kale, sida lagu ogaaday cilmibaadhis sanadkii 2016ka isku-celceliska da'da bulshada caalamku waa 30.1 sano, taasi oo labka lagu qiyaasay 29.4 sano, halka dumarka lagu qiyaasay iskucelcelis dhan 30.9 sano.[5]

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Nuqul Archive". Population Reference Bureau. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Sagaalaad 2, 2016. Soo qaatay September 15, 2016.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  2. esa.un.org https://esa.un.org/unpd/wpp/DataQuery/. Soo qaatay 2016-09-15.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Jean-Noël Biraben (1980), "An Essay Concerning Mankind's Evolution". Population, Selected Papers. Vol. 4. pp. 1–13. Original paper in French: (b) Jean-Noël Biraben (1979)."Essai sur l'évolution du nombre des hommes". Population. Vol. 34 (no. 1). pp. 13–25.
  4. . United Nations. 2012 https://web.archive.org/web/20140827000606/http://esa.un.org/unpd/wpp/Excel-Data/EXCEL_FILES/2_Fertility/WPP2012_FERT_F01_BIRTHS_BOTH_SEXES.XLS. Waxaa laga kaydiyay the original August 27, 2014. Soo qaatay May 11, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. "Nuqul Archive". www.cia.gov. Waxaa laga kaydiyay the original 14 Bisha Koobaad 2018. Soo qaatay 15 September 2016.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)