Buqdharkayn

Ka Wikipedia

Degmada buqdharkayn waxay ka tirsan tahay gobolka sool waxayna dhinaca koonfur ka xigtaa degmada oog waxa degan Reer-Darawiish, Siiba Maxamud Garaad (Jamac Siyaad iyo Ugadhyahan). Waana dhul Daaqsimameed uu maamulka Gooni Goosadka ah ee isugu yeedha Somaliland hirgeliyay si uu dhulbalaadhsi ugu sameeyo. Hadda waxaa Buqdharkayn gacanta ku haya Ciidamda Maamulka SSC-Khaatumo.