Oog

Ka Wikipedia

Oog waa degmo ka tirsan gobolka Saraar ee somaliland, degmada waxa Galbeed ka xiga magalada caynaba dhanka waqooyi badweyn koonfur yeyle.

Oog wa degmo ku taala meel istaraatiiji ah waxaynu kulmisa afar wado oo ka kala yimaada burco, laascanood,ceerigaabo iyo buuhoodle, Wa magalada ugu baalaysa meel uu isaaq dego. Waxa kuyaalay saldhigi ciidanka aaga bari oo hadeer looga raray gooja cade. Oog waxa dega Cali barre oo habarjeclo ah

Qabiilka degan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxa Gebi ahaanba degan magalada iyo hareeraheeda qabiilka muse abokor ee habarjeclo Gaar ahan Cali bare Biciide maxamed bare reeryoonis idarays muuse iyo sido kale Sacad yoonis oo ka tirsan habaryoonis






Qabiilka degan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxa Gebi ahaanba degan muse abokor habarjeclo Gaar ahan Cali bare Biciide maxamed bare reeryoonis iyo sido kale Sacad yoonis oo ka tirsan habaryoonis