Boocame
Appearance
Boocame Bo'ame | |
---|---|
Motto(s): Guul iyo nabadgelyo | |
Coordinates: 8°23′51.58″N 47°56′15.38″E / 8.3976611°N 47.9376056°ECoordinates: 8°23′51.58″N 47°56′15.38″E / 8.3976611°N 47.9376056°E | |
Wadanka | Somalia Khatumo |
Gobol | Sool |
Dowlada | |
• Madaxweyne | Cali Khaliif Galaydh |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Furaha | 252 |
Boocame (Af Ingiriis : Bo'ame) waa magaalo qadiimi ah oo ku taala bariga gobolaka Sool oo ka tirsan wadanka Somaliland.
Hordhac
Boocame waa dagmo kutaala gobolka Sool ee Somaliland. Degmada boocame oo ah dagmo kucaan baxday xaga beeraha iyo xoolo dhaqatada ayaa waxaa kuyaala ceelka aad u caana oo ladhoho ceelka boocame .
Boocame oo magaala madaxda gobolka sool ujirta 75KM kagabeegan xaga bari iydoo inyar ujirta gobolka nugaal
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- Cagaaran
- Boocame Archived Oktoobar 15, 2021 // Wayback Machine
allboocame.com
- Taariikhda Boocame Archived Nofeembar 7, 2019 // Wayback Machine