Xudun (degmo)

Ka Wikipedia
Xudun
Magaalo
Xudun is located in Earth
Xudun
Xudun
Meesha ka dhacdo SSC-Khatumo
Wadan  Somalia
Khatumo
Gobol Sool
Degmo Degmada Xudun
Tirada dadka
 • Dhammaan 69,720
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Xudun (Af Ingiriis : Hudun) waa magaalo ku taala waqooyiga gobolka Sool ee ka tirsan Maamulka SSC-Khaatumo somaliya.[1]

Somaliland

Hordhac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xudun waa degmo ku taalo gobolka Sool ee bariga wadanka somaliland, waana degmo leh khayraad dabiici ah Sida Xoolaha Nool Dhul Beereed Weyn Dooxooyin Ceelal BiyoodYO Uu Ugu Horeeyo Ceelka Magaalada Xudun Ee Loo Yaqaan Manqo Waxay Kaloo Leedahay.

Ceelka Shidaalka ee ugu Weyn Galiyga Soomaaliyeed Gaar ahaan Jambuuriyada somaliland. Waxay kaloo demadani ku caantahay Fardaha ama gamaanka oo aad loogu yaqaan dooxooyinka hoosyimaada degamda Xuddun waxayna magaalo ahaan ugu weyntahay magaaloyinga gobolka sool.beelaha Dega waxa kamida habar jeclo .reer darawiish.habar yoonis

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. http://www.statoids.com/yso.html.  Maqan ama ebar |title= (caawin)