Buuraha Jawlaan

Ka Wikipedia

Buuraha Jawlaan (Carabi هضبة الجولان) waa dhul banaan oo ku yaal waqooyi bari Israa'iil oo ay Israa'iil ka qabsatay Suuriya dagaalkii lixda maalmood ee 1967.[1] Qaramada Midoobay ayaa u codaysay inay Israa'iil weydiisato inay ciidamadeeda kala baxdo Buuraha Jawlaan.[2] Suuriya iyo Israa'iil weli ma saxeexin heshiis nabadeed oo ka yimid dagaalkaas, badiba arrinta Jawlaan awgeed. Waxa ay ku sigteen in ay heshiis nabadeed gaaraan, balse waxa ay ku heshiin waayeen halka laga soo saarayo, iyo waxa ay tahay in Suuriya ay soo celiso.[3] Buuraha Jawlaan iyo Buur Hermon waxaa la wareegay Israa'iil 1981. Dhinaca galbeed ee Buuraha Jawlaan waxa ku yaal folkaano  hurday oo dabar go’ay.

Fiiri mashaariicda kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Buuraha Jawlaan sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.