Cabdulaahi bin jacfar

Ka Wikipedia

Cabdulaahi bin Jacfar bin Abii Daalib waa ina adeerka Nabiga scw, waxa uuna ka mid ahaa saxaabada yar yarka, sandkii 80H ayuu ku dhintay Madiina.