Calanka Suudaan


Calanka Suudaan waxa uu hirgalay 20-may-1970.waxa uu ka koobanyahay,Casaan Madaw Cagaar iyo cadaan
Calanka cusub 1970 ilaa maanta[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Calankii hore 1956 ilaa 1970[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Waxa labedelay calankii hore oo ka koobnaa buluug jaale iyo cagaar kadib markii uu Inqilaab malatari ku qabsaday madaxwaynihii hore ee wadanka Suudaan Jacfar al-numeeri xukunka.waxana loo bedelay calan shabaha amaba usoo eeg calamada wadamada carabta.