Cashir

Ka Wikipedia
Cashiro noocyo kala duwan

Cashir (Af Ingiriis : lizard; Af Carabi : ar‎) (magaca Sayniska: Lacertilia) waa xamaarato oo ka yar iyo ka afgaaban yaxaas, oo dunida oo dhan ku nool marka laga reebo qaarada Antarktika. Cashirka ee dunida ugu weyn waa xayawaanka Komodo. Waxaa bah-hooseya noocyada cashirooyinka in ka badan 7000 nooc ee cashir. orodka cashirada waa mid saableydooda leexleexisa. [1]

Raadraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Cooper, William E. Jr. (2010). "Initiation of Escape Behavior by the Texas Horned Lizard (Phrynosoma cornutum)". Herpetologica. 66 (1): 23–30. doi:10.1655/08-075.1. S2CID 84653226.