Xamaarato
Jump to navigation
Jump to search
Xamaarato | |
---|---|
![]() | |
Kor ilaa hoos: Diin (Chelonia mydas), Tuatara (Sphenodon punctatus), Yaxaas (Crocodylus niloticus), iyo amagna (Pseudotrapelus sinaitus). | |
Kala saarista cilmiga ah | |
Genus: | ku abtirsada |
Species: | Noocyada |
Noocyada cusub | |
| |
![]() | |
Deegaanada ugu badan ee xamaaratadu ku nooshahay |
Xamaarato (Af Ingiriis : reptile; Af carabi: زواحف) (magaca Sayniska: Reptilia) waa nooc ka mid ah shanta qeybood ee loo kala saaro xayawaanka kaasi oo leh astaamo ka duwan dhamaan noolaha kale. Xayawaanada xamaaratada ahi waxay ku socdaan boga (laabta); waxaana ka mid ah maska, yaxaaska, diinka iyo kuwo kale oo badan.
Muuqaalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |