Malaay

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Kaluun)
Jump to navigation Jump to search
Boga "Kaluun" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Malaay/Kaluun

Malaay, Kaluun (Af Ingiriis : fish; Af carabi: سمك) waa xayawaan kamid ah xayawanada ku nool biyaha dhexdooda; sida biyaha badaha, webiyada, dhijaamaha iyo wixii la mid ah. Malaayga waa Xayawaan la cuno.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]