Malaay
- Boga "Kaluun" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Malaay, Kaluun (Af Ingiriis : fish; Af Carabi : ar) waa xayawaan kamid ah xayawanada ku nool biyaha dhexdooda; sida biyaha badaha, webiyada, dhijaamaha iyo wixii la mid ah. Malaayga waa Xayawaan la cuno.
Kalluunku wuxuu ka neefsadaa Seebabka.
Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]