Sannadka cusub

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Ciida sanadka cusub)

Sannadka cusub waa imaatinka sanad cusub waxaana lagu calaamadeeyaa dhaqamo badan, gaar ahaan reer galbeedka marka laga gudbayo bisha Diseembar 31da ilaa 1da Janaayo ee Jadwalka Miilaadiga oo ah jadwalka maanta aad loo adeegsado. sanadka cusub wuxuu bilaabanaya 1da janaayo (maalinta sanadka cusub) sidoo kale waxay ahayd maalinta koowaad ee sanadka jadwalka asalka ah ee Julian iyo jadwalka Roomaanka (wixii ka dambeeyay 153 BC).[1]. Dabaaldegga Sannadka Cusub waxaa lagu dhisay caadooyinka jaahilka. Markhaatiyaasha Yehowah Ma Dabaaldegaan Sannadka Cusub. [2]

Waddnamha Sanad Cusub telephashinka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Forsythe Gary, Time in Roman Religion: One Thousand Years of Religious History, 2012, Routledge, page 14
  2. Should We Celebrate Holidays?