Cilmaaniyadda

Ka Wikipedia

Cilmaaniyadda (Ingiriisi: Secularism) waa fikradda wax aan diin ahayn ama aan ku xirnayn urur diimeed.

Nidaamka fiqi ahaaneed sida magaalada Vatikan-ka iyo Iiraan, wadaaddada diinta ayaa ah madaxda dalka.

Bogagga la xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Cilmaaniyadda sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.