Conqor, Boosaaso
Appearance
Conqor Onqor | |
---|---|
Tuulo | |
Script error: The function "Somaliland" does not exist. | |
Dalka | ![]() |
Gobol | Bari |
Degmo | Boosaaso |
Joogga | 15 m (49 ft) |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Conqor (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Onqor; waa deegaan balaaran oo ka tirsan magaalada Boosaaso. 5 kilomitir ayeey u jirtaa magaalada dhanka koonfur bari. Deegaanku wuxuu leeyahay beero isugu jira beero cowsaad iyo beero khudaareed xiliile ah.
Faahfaahin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxaa ku nool conqor iyo nawaaxigeeda dad tiro ahaan aan yarayn. Dadka deegaankan ayaa noloshoodu inta badan ku tiirsan tahay ganacsiga beeraha, waxay xiriir ganacsi la leeyihiin ganacsatada xoolaha ee magaalada Boosasso.