Cubeydilaah al-mahdi

Ka Wikipedia

Cubeydilaah Al-Mahdi waxa uu ahaa aasaasaha Dawladii faadumiyiinta, waxa uu sidoo kale ka mid ahaa imaamyada ismaaciiliyiinta, waxa oo dhintay 322H/934, wiilkiisa Al-qaaim bi amri laah ayaana ku xigay xilka.