Dadka Agaw
Appearance
Agaw (Ge'ez: አገው Agäw, ama Agew) waa qowmiyad degta ama nool Geeska Afrika, gaar ahaan Itoobiya iyo Eratareya. Afkooda waa qayb ka mid ah laanta Kushiitiga ee afafka Afro-Aasiyatik.
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Agaw waxaa markii ugu horreysay lagu sheegay Monumentum Adlitanum qarnigii saddexaad, qoraal Aksum ah oo uu duubay Cosmas Indicopleustes qarnigii lixaad.
Luqadaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Agaw waxay ku hadlaan afafka Agaw oo sidoo kale loo yaqaan luqadaha Kushitigga Dhexe oo qayb ka ah laanta Kushitigga ee qoyska Afro-Aasiyatik. Qaar oo ku hadla luqado kale sida Amxaari,Tigrinya iyo Tigree.
koox-hoosaadyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Waqooyiga Agaw waxa loo yaqaan Bilen.
- Galbeedka Agaw waxa loo yaqaan Qemant.
- Bariga waxa loo yaqan xamir.
- Koonfurta Agaw waxa loo yaqaanaa Cawi.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]1. https://books.google.com/books?id=F2SRqDzB50wC
2. Munro-Hay, Stuart (1991). Aksum: an African Civilization of Late Antiquity. Edinburgh: Edinburgh University Press. p. 187. ISBN 0-7486-0106-6.